(Daawo Video: 26-kii Janaayo 1991: Maalintii u dambeysay dowladnimo & bilowgii burburka Somalia

Maanta oo kale 26-kii Janaayo sanadkii 1991-dii waxay ku beegan tahay markii xukunka dalka laga tuuray ALLAHA u naxariistee marxuum Maxamed Siyaad Barre madaxweynihii Dowladdii milateriga aheyd ee dalka ka talineysay muddO 21-ka sano ah, ka dib markii Jabhado ku kacay xukunkiisa ay ugu dambeyntii caasimada kula dagaalameen ka dibna ka saareen. Inkastoo marxuum Maxamed Siyaad Barre lagu … Continue reading (Daawo Video: 26-kii Janaayo 1991: Maalintii u dambeysay dowladnimo & bilowgii burburka Somalia